Q.M. Oo Rajo Gelisay Shirka Soomaalida Ee Jabuuti. 09 May 2008
Wakiilka gaarka ah ee Q.M. ee arimaha Somalia Ahmedou Ould-Abdallah, ayaa rajo ka muujiyey qabsoomidda Shirka dib u heshiisiinta ee Soomaalida ee dalka Jabuuti...
Kenya, Oo Ciidamo Xoog leh Dhigtay Xadka Somalia. 04 May 2008
Dowladda wadanka Kenya ayaa ciidamo fara badan dhigtay xuduudda ay la wadaagto dalka Somalia, ka dib markii ay sheegeen hogaanka Al-Shabaab