BARNAAMIJYO
Chat Rooms
Cayaaraha/Sp\orts
114Quraanka
Suugaanta
Maahmaahyo
Music
Gabayo
Game
Aljazeera TV Live
Discount Hotels in 53 Countries Worldwide!

Boocame Login

SomaliLinks
Xiinfiniin
Banadir24
widhwidh
Allnugaal
Awrboogays
Allidamaale
Burqayar
Maaryaa
Sarmaanyo
Jidbaale
  Allkheyraad
Medeshi
  Alldarwiish
  Ceegaag
Xargaga
  Sanaagpost
  Allcayn
  Horufadhi
  Allcayn
  RLaascaanood
  Buuhoodlemedia
  Deegaannews
  Riinji
  Cakaarra
Wargayska
  Casuura
  Holhol
  Xaadhadhan
Mareeg
Lasanod
  PuntlandMedia
  Idamaale
JIrac
Allbari
Allsanaag
.xog-side
AllWaamo
Allpuntland
Allsbc
Puntlandpost
calanka
Waayaha
Dhahar
Markacadey
Bishaaro
Hiiraan
Dayniile
Somaliweyn
Dowladnimo
Halgan
Allmudugnews
Horseednet
biyokulule
AllWariye

Fadlan Webkaaka Soodir

Boocame@hotmail.com

IQBAL waa Hotel cusub oo ku taala bartamaha caasimada dalka Uganda ee Kampala gaar ahaan xaafada Somalidu degto ee Kisenyi Mando, IQBAL Hotel waa mid casri ah oo aad ka heli doonto adeeg aad u heersareeye oo ku qancin doona ,

IQBAL HOTEl

Jaybe Ottoman Beds - Ottoman Storage Beds

JayBe Breeze Bed

 

 

Sidoo Kale Hotel IQBAl waxaad ka heli kartaa baar laga cunteeyo kaas oo ay kugu soo dhowanayaan shaqaale xirfad sare leh, waxaa intaasi kuu dheer hadii aad degan tahay Hotel IQBal in cuntada laguugu keenayo qolkaaga dhexdiisa hadii aad dalbato.

 

Dhinaca hurdada waxaa IQBAL hotel laguugu diyaarshay sariiraha nooca ugu danbeeya ee hada caalamka laga isticimaalo waxaad kaloo heli doonta qolalka Single-ka oo dhamaantood suuligiga gudaha ku leh (self container)  iyo waliba qolalka Aroosyada ama Faamaliga loogu tala galay

 

Aan kuu tilmaamee IQBAL Hotel And Restaurant waxaa uu ku yaalaa Kampala Uganda xaafada Kisenyi waxaana uu waxyar dhinaca koonfureed ka xigaa Masaajidka Qadaafi (Gaddafi National Mosque in Kampala ) wadada Rubaga Road

 

Hadaba Kala Xidhiidhka Maamulaha IQBAL Hotel

 

Mudane: Mahamed Saleebaan Boos

 

Mobile Number: +256-775599336

Kampala Uganda

 


shir kadhacay degmada boocame oo ay kasoo qaybgaleen qaybaha bulshada oo dhan daawo sawiradii   21 Aug 2008